Puntland oo shan cisho u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay

Puntland ayaa muddo shan cisho ah u qabtay 14 ka tirsan shaqaalaha xafiiska Qaramada Midoobey ku leedahay magaalada Garoowe. Shaqaalahan oo dhamaantood Soomaali ah ayaa lagu eedeeyey inay iska bixin waayeen canshuur ku waajibtay, iyadoo shanta cisho ee loo qabtay la doonayo iney ku bixiyaan canshuurta waxayna magacyadooda kala yihiin. 1-Xamdi Cabdiraxmaan Cali oo u … Continue reading Puntland oo shan cisho u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay